Manchester United

Goormee ayey Barcelona soo fasixi doontaa xidiga diirada u saaran Kooxda Manchester United Pedro Rodriguez ?

11709583_698310160302878_2973182155430299589_n

Waxa ay u muuqataa iney gabo gabo ku dhawdahay maalmahana ugu harsan xidiga u dhashay dalka Spain kasii mid ahaanshiyaha kooxdiisa Barcelona, taas oo ay cadeysay ugu dambeyn xilliga ay u ogolaan doonaan xidigan inuu ku biiro kooxda sida aadka ah u dooneysa ee Man United. Jariirada Marca ayaa qoreysa in kooxda Barcelona ay dooneysa iney sii heysato xidigeeda ilaa ...

Read More »

Warbixin: Man United oo u dhaqaaqeysa soo xero gelinta xidiga diirada u saaran Chelsea Stones.

Stones

Manchester United ayaa lagu waramayaa iney dooneyso iney lasoo saxiixato daafaca u dhashay dalka Ingiriiska diiradana u saaran kooxda Chelsea John Stones. Kooxda Everton ayaa ka dhawaajiyey goor sii horeysay todobaadkan inuusan iib aheyn xidigan, wallow kooxdii difaacaneysa horyaalka Ingiriiska ay u soo bandhigtay kooxdan 26 Milyan oo ginni oo ay ku doonayaan 21 sano jirkan. The Guardian ayaa soo ...

Read More »

PSG oo guuldarro xanuun badan dhabarka u saarisay Unitedka oo kulankeedii ugu dambeeyey ciyaartay.

Man United vs PSG

Matuidi iyo Ibrahimovic ayaa ahaa ciyaaryahanadii kala qeyb saday kooxda Man United kulankii gabo gabada u ahaa Man United kulamadeeda xagaa baxa kaas oo ay sanadkan kusoo qaadatay dalka Mareykanka. Guushii Ay PSG xalay ka gaartay dhigeeda Man United ayaa ka dhigtay iney yeelato 10 dhibcood iyada oo dhibco wadaag la noqotay kooxda New York Red Bulls taas oo sidoo ...

Read More »

Rasmi: Sergio Ramos oo dhabarka xijiyey kooxda Man United isaga oo heshiis la meel dhigay kooxdiisa Real.

11207365_697583517042209_8069443094611301259_n

Warar kasoo baxay dalka Spain ayaa sheegayo in kooxdii ku dhameystay kaalinta labaad xilli ciyaareedkii dhamaaday ay wada hadal saxiix kordhin ah la meel dhigtay xidiga sida aadka ah loola xiriirinayey inuu ka dhaqaaqayo kooxdaas Sergio Ramos. Jariirada Marca ayaa webkeeda kusoo qortay in Sergio Ramos uu qalinka ugu duugayo kooxdiisa heshiis cusub kaas oo gaari doona ilaa xagaa 2020 ...

Read More »

Jose Mourinho oo si maldahan u sheegay sababta dhabta ah ee ka dambeysay imaanshiyihii Falcoa ee Chelsea.

Jose m

Waxa uu qirtay macalinka u dhashay dalka Portugal leyliyana kooxda Chelsea Jose Mourinho inuu welwel galay kadib markii uu maqlay in Radamel Falcoa uu ku biiray kooxda ay sida aadka ah u xafiiltamaan ee Man United xagaagii lasoo dhaafay. Radamel Falcoa ayaa qaab amaah ugu soo biiray kooxda Blues Chelsea isaga oo sanadkii labaad qaab amaah ah ku qaadanayo dalka ...

Read More »

Warbixin: Man United oo dooneysa in cadowgeeda Man City kala soo saxiixato ciyaaryahan aad u da’yar.

Manchester City

Manchester United ayaa dooneysa iney lasoo saxiixato xidig da’da yar ee u ciyaara kooxda ay sida aad ka ugu xafiiltamaan magaalda Manchester ee Man City Humphreys . 16 Sano jirka ayaa qeyb ka noqday kooxdii wajahday Real Madrid kulankii xagaa baxa ay labadan kooxood isaga hor imaadeen magaalada Melbourne, Manuel Pellegrini ayaana la dhacsan qaab ciyaareedkan jowharadan soo baxeysa. Si ...

Read More »

Warbixin: Man United iyo PSG oo isku maandhaafsan xaalada xidiga u dhashay dalka Argentine di Maria.

Di Mario

Manchester United iyo Paris Saint-Germain ayaan weli dhameyn arinta ciyaaryahanka u dhashay dalka Argentine Angel Di Maria sida warbixinada qaar ay qorayaan. Xidigan u dhashay dalka Argentine ayaa si ba’an loola xiriirinayey inuu u dhaqaaqayo kooxda ka dhisan caasimada dalka France todobaadyadii ugu dambeysay, xilli sidoo kale Laurent Blanc uu ka dhawaajiyey shalay in heshiiska xidigan la dhameystiray. Si Kastaba ...

Read More »

Warbixin: Laurent Blanc oo cadeeyey iney dhameystireen heshiiska ay kula soo wareegi lahaayeen Angel Di Maria.

Angel Di maria PSG

Macalinka kooxda Paris Saint-Germain Laurent Blanc ayaa ka dhawaajiyey in heshiis ka uu Angel Di Maria uu ugu soo wareegayo kooxda ka ciyaarta Ligue 1 goor hore la dhameeyey. 27 sano jirkan ayaa si ba’an loola xiriirinayey inuu kasoo hayaami doono kooxda ka dhisan Old Trafford xagaagan, bilowga todobaadkan Laurent Blanc ayaa sheegay iney ku dhaw yihiin saxiixa xidigan u ...

Read More »

Saxiixa cusub ee Man United Bastian Schweinsteiger oo shaki la gelinayo taam ahaanshiyhiisa kulanka Tottenham

Dhaawaca Schweinsteiger

Saxiixa cusub ee kooxda Man United Bastian Schweinsteiger ayaa laga cabsi qabaa inuu seegi bilowga horyaalka Ingiriiska xilli uu xidigan la dagaalamayo taam ahaanshiyahiisa kadib dhaawac soo gaaray. Xidiga qadka dhexe ugu ciyaaro xulka Germany ayaa seegay kulankii ay kooxdiisa 3-1 kaga badisay kooxda Barcelona sabtidii aynu kasoo gudubnay sidoo kale Man United ayaa ciyaari doonta hal kulan kale inta ...

Read More »
WpCoderX