Wararka

Neymar oo u sheegay Man United inuu si aad ah ugu faraxsan yahay kooxdiisa Barcelona (Aqriso)

Neymar oo u sheegay Man United inuu si aad ah ugu faraxsan yahay kooxdiisa Barcelona (Aqriso)

Bartilmaameedka Manchester United Neymar ayaa daaha ka qaaday inuu si aad ah ugu faraxsan yahay kooxdiisa Barcelona. Wararkii dhowaanahaan la isla dhexmarayey waxay sheegayeen inay Red Devils isku diyaarisay inay 140 milyan oo ginni ku burburiso qandaraaska uu xiddiga reer Brazil kula jiro Barcelona si ay u keento garoonkeeda Old Trafford. Si kastaba ha ahaatee, markii wax laga waydiiyey wararkaan[Read More…]

Chelsea oo markaan si toos ah ugu soo jeesatay soo xerogelinta daafaca reer Argentina ee Garay

Chelsea oo markaan si toos ah ugu soo jeesatay soo xerogelinta daafaca reer Argentina ee Garay

Chelsea ayaa ka quusatay saxiixa daafaca dambeedka dhexe John Stones waxayna u weecatay soo xerogelinta daafaca kooxda Zenit St Petersburg Ezequiel Garay. Blues ayaa lala xiriirinaayey daafaca AS Monaco Aymen Abdennour laakiin daafaca reer Tunisia wuxuu shalay ku biiray kooxda Valencia ee dalka Spain. Sida laga soo xigtay wargeyska Daily Telegraph, tababare Jose Mourinho ayaa taageere u ah Garay oo[Read More…]

Real Madrid oo ku dhow inay 29 milyan ginni kula soo wareegto goolhayaha Man Utd David de Gea

Real Madrid oo ku dhow inay 29 milyan ginni kula soo wareegto goolhayaha Man Utd David de Gea

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhow dahay inay dhammaystirto saxiixa goolhayaha Manchester United David de Gea oo ay kula soo wareegayso 29 milyan oo ginni. 24 sanno jirka heerka caalami ee dalka Spain ayaa xagaagaan oo dhan lala xiriirinaayey inuu u dhaqaaqayo kooxda ka dhisan Santiago Bernabeu, isagoo aan weli xilli ciyaareedkaan u ciyaarin kooxdiisa Red Devils.[Read More…]

Milan oo qorshaynaysa inay lasoo wareegto Axel Witsel, waxayna ku doonaysaa qorshe la yaab leh

Milan oo qorshaynaysa inay lasoo wareegto Axel Witsel, waxayna ku doonaysaa qorshe la yaab leh

AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay muujisay xiisaheeda ay u qabto xiddiga qadka dhexe ee kooxda Zenit St Petersburg Axel Witsel. 26 sanno jirkaan ayaa seddaxdii xilli ciyaareed ee lasoo dhaafay wuxuu ku qarash gareeyey kooxda ka dhisan Ruushka, laakiin bilihii ugu dambeeyey waxaa si xoogan loola xiriirinaayey inuu ka tegayo Zenit St Petersburg. Sida laga soo xigtay Mediaset[Read More…]

by August 30, 2015 1 comment AC Milan, Horyaalada, Italy, Serie A, Wararka
Wararkii ugu dambeeyey ee ay wargeysyada Yurub ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda

Wararkii ugu dambeeyey ee ay wargeysyada Yurub ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda

Galab Wanaagsan. Waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyey ee ay wargeysyada Yurub ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo xirmashadiisa ay ka harsan tahay seddax maalmood. Shabakadda Isborti.com dammaanad kama ahan sugnaanshiyaha wararkaan, waxaana iska leh wargeysyada ku hor xusan, keliya waan idiin soo turjumnay. Manchester United ayaa 65 milyan oo ginni iyo goolhaye David De Gea, oo[Read More…]

Gool uu iska dhaliyey Fabricio Coloccini oo Arsenal guul uga gaartay 10 xiddig oo Newcastle ah

Gool uu iska dhaliyey Fabricio Coloccini oo Arsenal guul uga gaartay 10 xiddig oo Newcastle ah

Arsenal ayaa guusheedii labaad oo xiriir ah xilli ciyaareedkaan kusoo gaartay marti iyadoo 1-0 ku dubatay Newcastle United oo ay ku booqatay Stadium James Park. Newcastle ayaa 10 ciyaaryahan ku ciyaaraysay kulankaan laga soo bilaabo daqiiqadoo 16aad ka dib markii casaan toos ah laga siiyey Aleksandar Mitrovic oo qalad ku galay xiddiga Arsenal Francis Coquelin. Si kastaba ha ahaatee, Arsenal[Read More…]

by August 29, 2015 1 comment Arsenal, England, Horyaalada, Wararka
Shaxda rasmiga ah ay garoonka kusoo geli doonaan Man City iyo Watford kulanka Etihad Stadium

Shaxda rasmiga ah ay garoonka kusoo geli doonaan Man City iyo Watford kulanka Etihad Stadium

Tababaraha Manchester City Manuel Pellegrini ayaan waxba ka bedelin line-upkiisii uu uga badiyey Everton kulanka horyaalka England Premier League ay galabta ku wajihi doonaan kooxda Watford. Manchester City: Hart; Sagna, Mangala, Kompany, Kolarov; Fernandinho, Yaya Toure, Silva, Sterling, Navas; Aguero Watford: Gomes; Nyom, Prödl, Cathcart, Holebas; Behrami, Capoue; Jurado, Ighalo, Abdi; Deeney

Shaxda rasmiga ah ay garoonka kusoo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo West Ham United

Shaxda rasmiga ah ay garoonka kusoo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo West Ham United

Tababaraha Liverpool Brendan Rodgers ayaan waxba ka bedelin line-upkiisii uu Isniintii barbardhaca kula galay Arsenal kulanka galabta uu wajahayo West Ham United ee ka dhici doona garoonka Anfield. Liverpool: Mignolet, Clyne, Skrtel, Lovren, Gomez, Lucas, Can, Milner, Firmino, Coutinho, Benteke West Ham United: Randolph; Tomkins, Reid, Ogbonna, Cresswell, Obiang, Kouyate, Lanzini, Noble, Payet; Sakho

Shaxda rasmiga ah ay garoonka kusoo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Crystal Palace

Shaxda rasmiga ah ay garoonka kusoo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Crystal Palace

Pedro ayaa kusoo bilowday kulankiisii ugu horreeyey ee uu ku ciyaarayo Stamford Bridge iyadoo kooxdiisa Chelsea ay wajahayso Crystal Palace. Chelsea: Courtois; Ivanovic (c), Cahill, Zouma, Azpilicueta; Matic, Fabregas; Pedro, Willian, Hazard; Diego Costa Crystal Palace: McCarthy, Ward, Dann, Delaney (c), Souare, McArthur, Cabaye, Zaha, Puncheon, Sako, Wickham

Mo Farah oo ku guulaystay Orodka Adduunka 5ta kun ee meter isla markaana rikoor dhigay

Mo Farah oo ku guulaystay Orodka Adduunka 5ta kun ee meter isla markaana rikoor dhigay

Mo Farah ayaa ku guulaystay Billada Orodka Adduunka ee shanta kun meter isagoo ku darsaday billadiisa 10ka kun ee meter ka dib markii uu maanta oo Sabti ah ku qaaday tartankii kama dambeysta ahaa ee ka dhacay Beijing. Wiilka asal Soomaaliga ah ee haysta dhalashada Britain ayaa noqday ninkii ugu orodka badnaa garoonka waxayna ku qaadatay 13 daqiiqo iyo 59[Read More…]

by August 29, 2015 1 comment England, Horyaalada, Wararka, World Cup 2018