England

Spain

Italy

France

Germany

Suuqa

Copa América 2015

Chile

Copa América – Chile oo soo gaartay finalka tartankaan markeedii 5aad iyadoo si muran leh uga badisay Peru

Chile ayaa haatan 90 daqiiqo u jirta hanashada koobkeedii ugu horreeyey abid ee Copa America ...

Read More »
Uruguays-forward-Edinson-Cavani-L-an

Xiddigii dabada farta ka geliyey Edison Cavani oo laga ganaaxay inta ka harsan tartanka Copa America

Daafaca xulka dalka Chile Gonzalo Jara ayaa laga ganaaxay xulka dalkiisa Chile inta ka harsan ...

Read More »
Dunga

Tababare Carlos Dunga oo daaha ka qaaday sababtii ka dambeysay guul darradii Brazil kasoo gaartay Paraguay

Tababaraha xulka Brazil Carlos Dunga ayaa caddeeyey inay 15 ciyaaryahan oo ka mid ah xulkiisa ...

Read More »
Derlis González

Adeerka geesigii xulka Paraguay u dhaliyey rigoorada guusha uu wadne xanuun u qurbaxay ciyaarta ka dib

Adeerka xiddigii Paraguay u dhaliyey rigoorada guusha ee Derlis Gonzalez ayaa wadne xanuun u qurbaxay ...

Read More »
WpCoderX